Dowladda Jabbuuti

Dowladda Jabbuuti: "Waxba kama hirgelin heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya....dhawaan Soomaaliya iyo Itoobiya waxa ay ku kulmi Jabbuuti waana dhammaanayaa khilaafkii, waxa waajib ah in la dhowro madaxbanaanida iyo midnimada Soomaaliya marwalba Jabbuutina taas ayaa ka go'an."
()

Posted using ThiagoRe.com



0
0
0.000
3 comments