WARBIXIN: Felix, Butland & Saxiixyada La Dhamaystirtay Ilaa Haatan Suuqa January

Waxa si Rasmi ah u furmay suuqa January iyada oo durba suuqu marayo meel xiiso leh inkasta oo uu haatan furmay.

Kooxaha kala duwan ayaa isku diyaarinaya in ay sameeyaan saxiixyo ay doonayaan in ay ku xojiyaan qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Sidoo kale waxa jira xiddigo doonaya in ay ka tagaan kooxohooda haatan kuna biiraan kooxo ay si joogto ah ugu ciyaari karaan qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Hadaba kooxda.com ayaa sidii caadada ahayd halkan idiinku soo gudbin doonta saxiix kasta oo dhaca oo ay sameeyaan kooxaha waaweyn ee yurub.

Posted using SportsTalkSocial



0
0
0.000
0 comments