DHIIRI GALI NAFTAADA HORENA USOCO WALIGAA

avatar

Shimbir geed dul fadhida marnaba kama cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laanta balse waa baalasheeda. Had & jeer ku kalsoonow naftaada
.#actifit
#sportstalk#
zzan#alive
Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub.

Muhim Maaha inaad ka xanaaqdo wax dhabarkaaga laga yiri waayo hortaada lagama odhan karo.

Ha ku dadaalin inaad dhisato guri weyn oo aad ku noolaato, laakiin ku dadaal inaad dhisato guri aad ku noolaato oo xasiloon oo ay ka dhex iftiimayso akhlaaq wanaagsan iyo Allah ka cabsi.
@dunksocial.io @hive @team
Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan, laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.

Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato @dunksocial.io xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faa’iideyso fursad kasta.

Tartanka u dhaxeeya Libaax & Deero, marar badan waxaa guuleystay Deerada sababtoo ah Libaaxa wuxuu u ordayay oo keliya cunto, Deeraduna waxay u ordeysay Nolol. Xusuuso: Ujeedo (hadaf) ayaa aad uga muhiimsan Baahida. Ha noqon qof cunto keliya u orda

Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd.

Horumarku wuxuu ku xidhanyahy waxbarashada!
@ekushya
Waxa la yidhaaho horumarka micnihiisu waa shaqo aan dhammaanayn oo weligeed soconaysa hadi la yidhaho horumarki waan dhameynee aan ka nasano wuxuu ku noqon halki aad marki hore kaso ambaqaaday
Horumarku waa dad ku heshiiyey inay socodsiiyan(hore uwadaan) waxyaalahan hoos ku taxan;
@dunksocial.io
@filosof103

  1. Xidhiidhka ka dhexeeya iyaga iyo deegaankooda ( Ecology)
  2. Dhaqankooda ( Culture)
  3. Dhaqaalaha dalka ( Economy) iyo
  4. Siyasada (Political).
    @treding


0
0
0.000
0 comments