The best way to learn is to learn
Educating yourself is importantEducating yourself is important
Waxaan ku biiray mawduuca warbaahinta 26/12/2022 Sannadka cusub waa inaan halkan ku haysanaa taariikh wanaagsan
Everything has begun and ended. If I don't die, I have to leave many people here MUHIIMADA AY LEEDAHAY WAXBRASHADA
Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyayaasha Maqaalkan salanta ay isku salaam dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu, waxaa mahad balaadhani usugnaataty Alihii igu guleeyey in dhammaystiro maqaalkan qiimaha iyo qaayaha mudan ee aan kaga #lifestylel
hadlayo Muhiimada ay waxbarashadu uleedahay qofka bini aadamka ah.
Ugu horayn waa maxay waxbarasho? Ereyga waxbarasho waa muhiim
ka koobanyahy 10 xaraf Wax-waa waxkasta oo lagu tilmaami karo inuu yahay shey, Barasho-waa raacid (Daraasayn) waa wax qof uu ku gaadhay go’aan inuu kubixiyo waqti iyo hanta.
Waxbarashada soomaaliya waxay soo martay heerar (Marxalado) kala duwan taaso ah;
Qofka waxbarta lala yaabo oo la yidhaaho wuuxuu doonaya gaalnimo!
Waqi loo mari jirey masaafo (socod dheer) si loo helo qof leh in yaroo cilmiya!
Xili ay wax baran jireen dadka ladan( lacagta haysta, dowlada ushaqeeya)
- Waqti dadka marka lasiiyo waxbarasho lacag la’aana (Scholarship) ay yidhaahaan dadkayaga yaan nalaga gaalaysiin! Weliba waxay ka dhacday gobolo kamida Soomaaliya oo iminka markaad eegtid ay kaaga bidhaamayso halka ay aqoon la’aantu ka marayso.
#dunka media school
4 Su’aaloodoo muhima inuu iswaydiiyo qofka waxbaranaya;
Maxaan wax ubaranayaa?
Maxay faa’iido iileedahay waxbarashadu?
Maxaan dadka Jaahilka ah kaga duwanahy?
Maxaa la ii gelin kharashka iyo Dadaalka in le’eg?
Waxaan uhubaa sidaan geeridayda uhubo in qofka su’aalahan uga jawaaba sida saxda ah inuu ka aflaxayo (gungaadhayo) waxbarashadiisa iyo mustaqbalkiisa kusoo fooleh
Horumarku wuxuu ku xidhanyahy waxbarashada!
Waxa la yidhaaho horumarka micnihiisu waa shaqo aan dhammaanayn oo weligeed soconaysa hadi la yidhaho horumarki waan dhameynee aan ka nasano wuxuu ku noqon halki aad marki hore kaso ambaqaaday
Horumarku waa dad ku heshiiyey inay socodsiiyan(hore uwadaan) waxyaalahan hoos ku taxan;
@dunksocial.io
Xidhiidhka ka
dhexeeya iyaga iyo deegaankooda ( Ecology)Dhaqankooda ( Culture)
Dhaqaalaha dalka ( Economy) iyo
Siyasada (Political).
Great to see you alive and well @kameroon, and very welcome to the #iamalivechallenge, and stay safe, awesome and alive.
Made in Canva
!ALIVE
!CTP
#iamalivechallenge, part of the #alive tribe on We Are Alive And Social, join us on Discord, and check out our Hive Community and our guide, We Are Alive Tribe - The Guide.
Made in Canva
@kameroon! You Are Alive so I just staked 0.1 $ALIVE to your account on behalf of @iamalivechalleng. (1/20)
The tip has been paid for by the We Are Alive Tribe through the earnings on @alive.chat, feel free to swing by our daily chat any time you want.
